Somaliland oo jawaab culus ka bixisay hadalkii ka soo yeeray Madaxweyne Deni

Maamulka Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Puntland oo ahaa ineysan aqbali doonin natiijo kasta oo ka soo baxda shirka Jabuuti uga socda DF iyo Somaliland, isagoo taas sabab uga dhigay inaan laga qeyb gelinin shirka. Wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda Somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan ayaa sheegay in hadalkii ka … Continue reading Somaliland oo jawaab culus ka bixisay hadalkii ka soo yeeray Madaxweyne Deni